Baxnaanita caruurta, dhalinyarada iyo dadka waaweyn Baxnaaninta (Habilitering) waxa loola jeedaa soo saaridda karaan cusub, ama xoojinta mid qofku horey u heystay. Ujeedada ayaa ah hoos u dhigidda ama ka hor tagga caqabadaha naafaddu keeni karto.
Maqal Aragti Turjubaan Aragtida gobalka galbeedka Götaland waa nolol wanaagsan. Habkeena qeybta Baxnaaninta iyo Caafimaadka ayaa ku dhisan furnaan, ka qeyb qaadasho iyo in qof kastaahi yahay mid qiime iyo qaayo leeyahay.